HomeUjeeddada Mudaharaad Gilgilay magaalada Laascaanood

Ujeeddada Mudaharaad Gilgilay magaalada Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxa maanta ka dhacay Mudaharaad ballaadhaan oo shacabku ka sameeyeen Jidadka magaaladaas.

Ujeeddada Mudaharaadkan ayaa ahaa mid  lagaga soo horjeedo sicir-barar baahsan oo ka jira magaalada iyo isticmaalka lacagta shilin Soomaaliga.

blankBannaan-baxa oo si nabadgelyo ah ku qabsoomay, waxa ka qayb-qaadanayey dadweyne tiro badan oo ka kooban qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Laascaanood.

Guddoomiyaha gobolka Sool Md Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo ka hadlay mudaharaadkan ayaa sheegay in uu si nabadgeliyo ah ku dhammaaday, isla markaana ay dowlad ahaan ku hawlan yihiin sidii loo beddeli lahaa lacagta shilinka Soomaaliga oo si rasmi ah gobolka looga hirgelin lahaa lacagta Shilinka Somaliland.

Gobolka Sool ayaa laga isticmaalaa lacagta Shilinka Soomaaliga iyo lacagta Shilinka Somaliland labadaba, waana gobolka kali ah ee gudaha Somaliland wali laga isticmaalo lacagta shilinka Soomaaliga oo laga adeegsado gobollo ka tirsan Soomaaliya.

Xukuumaddii hore ee madaxweyne Axmed Siilaanyo, ayaa ku guulaysatay inay lacagta Shilinka Soomaaliga dowladdii Soomaaliya (Giimbaarta) ka beddesho gobolka Togdheer sannadkii 2011-kii iyo gobolka Sanaag oo laga beddelay sannadkii 2013-dii. Lacagtaas Giimbaarta ee la beddelay ayaa isticmaalkeedu ku koobnaa gobolla Togdheer iyo Sanaag.

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories