Madaxweyne Muuse Biixi oo Isku-shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda iyo Wejiyada ku Cusub
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray xil-ka-qaadis, magacaabis iyo isku beddel ku sameeyey masuuliyiin ka...
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Soo-la-kacleynta Cudurka Covid19 iyo Qorshaha lagu Waajahayo
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi Bade, ayaa ka hadlay soo laba kacleynta xannuunka safmarka ah ee Covid-19 iyo...
Hargeysa: Muwaadiniin Is-xilqaamay oo Booyado Biyo ah u Dhaamiyey Bulshada Tuulada Laalayska
Hargeysa (SLpost)- Muwaadiniin si iskood ah isku xil-qaamay ayaa booyado biyo ah u dhaamiyey bulshada ku dhaqan degaanka Laalayska oo ku yaal galbeedka magaalada...
Hargeysa: Garaad Kulmiye Garaad Wiilwaal iyo Isimo la socda oo Booqday Dugsiga Agoomaha ee Kuwait iyo Arrimo ay ka hadleen
Hargeysa (SLpost)- Wefti isugu jira madax-dhaqameed iyo wax-garad ka socda dowlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia oo shalay dalka soo gaadhay, ayaa kormeer indho-indhayn ah ku maray...
Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo Arbacada furmaya iyo Wargelin muhiim ah
Hargeysa (SLpost)- Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa loo muddeeyey inuu magaalada Hargeysa ka furmo 28-ka bishan October 2020-ka oo ku...
Soo-dhaweyntii Madaxweyne Muuse iyo Weftigiisa ee Oodweyne ilaa Hargeysa oo uu ku soo guryo-noqday (Warbixin+Sawirro)
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii heer qaran ee uu hoggaaminayey oo maalmahan safar shaqo ku marayey qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa saaka...
Xogaha ku duugan Qaraar ka soo baxay Ururka IGAD iyo Warqad Daahir Rayaale u qoray Qaramada Midoobay 2007-dii
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa si ku-talo-gal ah uga gaabsaday inuu ka jawaabo su’aal dhawaan laga weydiyey qaabka ay doorashada dalkaas...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

