HomeMadaxweyne Muuse Biixi oo Isku-shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda iyo Wejiyada ku...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Isku-shaandheyn ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda iyo Wejiyada ku Cusub

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray xil-ka-qaadis, magacaabis iyo isku beddel ku sameeyey masuuliyiin ka tirsan xukuumaddiisa.

Madaxweynuhu waxa uu xilkii ka qaaday Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Sahal Maxamed Jaamac, waxaanu beddelkiisa magacaabay Maxamed Cabdi Maxamuud Samatar inuu noqdo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka.

blank
Madaxweynaha Somaliland

Masuuliyiinta uu madaxweynuhu magacaabay waxa kale oo ka mid ah Maxamed Xasan Dirir Maxamuud oo uu u magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha. Maxamed Xasan Dirir, ayaa hore u soo noqday Xoghayaha Gaarka ah ee guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha Axmed Cabdi Ismaaciil Caqli Waxa uu madaxweynuhu u beddelay inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mubaarak Cabdillaahi Ibraahin waxa uu madaxweynuhu u beddelay inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaan-dhigga oo muddo sannad iyo dheeraad ah bilaa Agaasime ahayd.

Agaasimihii Guud ee Hay’adda Dhowrista Tayada Maxamed Geeddi Caynaanshe, waxa uu madaxweynuhu u magacaabay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.

Halka Agaasimihii Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Dowlaadda Xamse Suldaan Aadan Faarax loo beddelay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Dhawrista Tayada.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories