Monthly Archives: October, 2020

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan la yeeshay Wakiilka Dowladda Taiwan iyo Arrimo laga wada-hadlay

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaarada Dalka Taiwan ku leeyahay Caasimadda Hargeysa, Ambassador Allen...

Hargeysa: Maxkamad Go’aan ka soo saartay Dacwad loo haystay Bilaal Bulshaawi

  Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta go’aan ka soo saartay eedaymo loo haystay wiil lagu Magaacabo Bilaal Bulshaawi oo dhalasho ahaan ka soo...

Hambalyo Meher: Deeq Cabdi Cali iyo Hoodo Maxamuud Cali

  Suldaan Axmed Daahir Muuse, Admiral Cabdi Xirsi Ducaale, Yusuf Cismaan Garas, Aabo Cabdi Cali Siciid iyo Carruurtiisa, Garaad Maxamed Xirsi Ducaale, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa,...

Farriinta Siyaasadeed ee ku lammaan Imaanshiyaha Maxamed Cumar Carte ee Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Raysal-wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa cafis madaxweyne ku yimi magaalada Hargeysa, kaddib markii uu ka tanaasulay mabada’a...

Siyaasi Maxamed Cumar Carte oo Saamaxaad Madaxweyne ku yimi Hargeysa

  Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Maxamed Cumar Carte oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana Raysal-wasaare ku-xigeen ka soo noqday dalkas xilligii...

Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo shaaciyey Liiska Rasmiga ah ee Xubnaha Golaha Dhexe oo la Xaqiijiyey

  Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka xisbiga KULMIYE, ayaa maanta baahiyey Liiska rasmiga ah ee Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE ee ka soo baxay Shirweynihii 4aad...

Dowladda Ethiopia oo ka Jawaabtay Hadal Donald Trump ku sheegay inay MASAR burburiso Biyo-xidheenka Webiga Nile-ka

  Addis Ababa (SLpost)- Dowladda Itoobiya ayaa cambaareysay wax ku tilmaantay hanjabaad dagaal oo ku saabsan biyo-xidheenka weyn ee laga dhaliyo korontada ee dalkaas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img