HomeXukuumadda Somaliland oo ka hadashay Soo-la-kacleynta Cudurka Covid19 iyo Qorshaha lagu Waajahayo

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Soo-la-kacleynta Cudurka Covid19 iyo Qorshaha lagu Waajahayo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland Cumar Cali Cabdillaahi Bade, ayaa ka hadlay soo laba kacleynta xannuunka safmarka ah ee Covid-19 iyo qorsheyaasha ay xukuumad ahaan ku wejahayaan.

Wasiirku waxaa uu bulshada u diray fariin la xidhiidha ka hortaga xannuunka safmareenka ah ee Covid-19 oo fiditaankiisu mar kale dillaacay iyada oo xiligan lagu jiro wakhtigii qaboobaha una nugul yihiin dadka xannuunada kale leh.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland
Wasiirka Caafimaadka Somaliland

“Xannuunkii safmareenka ahaa ee Covid-19 waa uu soo laba kacleeyay, waddamada jaarkuna waxaa ay qaadeen tallaabooyin hor-leh, kuwaasi oo lagu xakameynayo isu-socodka bulshada, dalka Jabuuti ayaana ugu horreysa, dadka waxa aanu ku wargelinayna xannuunkaasi inuu jiro oo uu soo laba kacleeyay, xannuunkani waa mid adduunka ka xoog batay oo la maareyn kari waayay.

Illaahay wuu inaggu badbaadiyay isku tashigeeni, iyo tallooyinkii caafimaadkii aggaasinkii iyo abaabuulkii aynu galnay.” Sidaas ayuu yidhi Wasiirku, waxaanu intaas raaciyey, “Immikana tii ayaynu ku celinayna dadku inay u hoggaansamaan tilmaamaha caafimaadka, gaar ahaan dadka la nool xannuunada in si gaara loo ilaaliyo, wakhtiga aynu ku jirnaana waa wakhti qaboobe ah, dadkuna in ay joogteeyaan falaxalkii, kala fogaanshihii iyo af-saabkii,” sidaas ayuu yidhi Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo hadala ka jeediyey munaasibad uu ku dhagax-dhigay xarumo caafimaad oo laga hirgelinayo magaalada Boorame ee gobolka Awdal Khamiistii shalay.

Xarumaha Caafimaad ee Wasiirku ka dhagax-dhigay magalaada Boorama oo uu shalay u socdaalay, ayaa bilow u ah safar uu ku marayo dhammaan gobollada dalka oo wasiirku ka dhagax-dhigayo mashaariic caafimaad oo xukuumadda iyo hay’adaha adeegyada caafimaadka kala shaqeeyaa ka hirgelinayaa guud ahana dalka.

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories