HomeSiyaasi Maxamed Cumar Carte oo Saamaxaad Madaxweyne ku yimi Hargeysa

Siyaasi Maxamed Cumar Carte oo Saamaxaad Madaxweyne ku yimi Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Maxamed Cumar Carte oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana Raysal-wasaare ku-xigeen ka soo noqday dalkas xilligii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa, ka dib markii uu Madaxweynaha Somaliland ka aqbalay Codsi uu Cafis kaga soo dalbaday.

Maxamed Cumar Carte oo Hargeysa ay weriyeyaasha qaarkood kula kulmeen maanta, ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo imaatinkiisa iyo saamaxaaddiisa toona, isagoo ku cudur-daartay inaanu xilligan diyaar u ahayn inuu warbaahinta ka hadlo.

Ujeeddada ka dambaysa imaanishiyaha siyaasigan ee Hargeysa, ayaa ah booqasho uu ugu yimi Aabbihii Cumar Carte Qaalib oo Hargeysa ku xanuunsanaya.

Qoraal aan si rasmi ah uga soo bixin madaxtooyada Somaliland, balse si dadban warbaahinta qaarkeed u faafisay, ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka aqbalay dalab saamaaxaad ah oo ka yimi Maxamaed Carte Qaalib, kaas oo lagu sheegay in siyaasigani ka tanaasulay fekerkiisa Soomaaliweyn, isla markaana madaxweynuhu go’aankiisa gaadhay kaddib markii la tashi kala sameeyey xeer-ilaalinta guud ee qaranka iyo hay’adaha kale ee ay khusayso.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories