Monthly Archives: October, 2020

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Shacabka uga digtay Xannuunnada Covid-19 iyo Kuduudiyaha oo soo laba-kacleeyey

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday in xannuunka Covid-19 si weyn uga jiro gudaha dalka, waxaanay shacabka ugu baaqday inay is ilaaliyaan...

Shacabka Burco oo Dunida Islaamka la wadaagay Bannaan-baxyo laga soo horjeedo Madaxweynaha Faransiiska

  Burco (SLpost)- Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, waxa maanta ka dhacay bannaan-bax salmi ah oo shacabka magaaladaasi dareenkooda ku muujinayaan sida ay uga...

Waardiyihi Bilyaneerka Noqday

  Waa Ganacsade Asal Ahaan Ka Soo Jeeda Kuuriyada Konfureed Balse Ku Aflaxay Dalka Maraykanka, Waa Shaqsi Waardiye Ka ahaa Goobaha La Dhigto Gawaadhida Balse...

Hargeysa: Jadwalka Isku-aadka Ciyaaraha Gobollada Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Somaliland, ayaa soo saartay jadwalka isku aadka ciyaaraha gobolada oo ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada...

Siyaasadda Waa Loo Samraa ee Lama Sardhiyo

  W/Q: Cabdiraxmaan Cadami Qofku rag iyo haween ba in uu damac siyaasadeed yeesho waa wax wanaagsan, waana qariisad rabbaani ah oo dadka qaarkood ku abuuran....

Ciidanka Booliska Somaliland oo Qabtay Lacag Sharci-darro ah oo Qaddarkeedu yahay Hal Milyan Dollar

  Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Lacagta Madow ee Dollarka oo qaddarkeedu dhan yahay Hal milyan oo Dollar, taas oo la...

Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan

  Qalinkii: Axmed Nuur Muuse   Hordhac: Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorasho toos ah oo daah-furani ka dhacdo. Taas...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img