Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE oo Qabsoomay iyo Go’aamada ka soo Baxay
Nuxurka khudbad Madaxweynaha Qaranku ka jeediyey daah-furka Shirka + digniinta Qaramada Midoobay uu u diray Hargeysa (SLpost)- Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga KULMIYE...
Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) oo shaaciyey inuu u sharraxan yahay Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa sheegay marka muddo-xileedkiisa SOLJA uu joogaa dhammaado 31-ka bisha 12-aad ee...
Arrimaha lagaga hadlay Kulan Dhexmaray Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Madaxa UNDP
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa shalay kulan la qaatay madaxa UNDP u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr Jocelyn...
Hargeysa: Xildhibaan Cusub oo loo dhaariyey Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland garyaqaan Aadan X. Cali Axmed ayaa maanta u dhaariyay Md Bashiir Sheekh Ibraahim...
Wakiillo ka socda Beesha Caalamka oo Xoritul-Qawlka iyo Doorashooyinka kala hadlay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta kulan la qaatay Wakiillo ka socda Beesha Caalamka ee taageera...
Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Berri Furmaya iyo Farriinta Hoggaanka Xisbiga
Hargeysa (SLpost)- Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa Arbacada Berri oo ku beegan 28-ka October ka furmaya Hotelka Maansoor ee magaalada...
Nuxurka Kulan Hargeysa ku Dhexmaray Xisbiyada Somaliland iyo Wakiillo ka socda Beesha Caalamka
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka sare ee Xisbiyada Somaliland iyo wakiillo ka socda beesha Caalamka ee taageera Doorashooyinka dalka, ayaa maanta kulan ballaadhan ku yeeshay magaalada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

