Farriimaha ay Gudbiyeen Sawirrada Kulankii Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin La Qaateen Muj. Axmed Mirre + Lebbiska Ay Isku Qaabileen
Waxa bannaanka u soo baxay sawirro laga qaaday kulan ay Madaxweyne Muuse Biixi, Wasiir Maxamed Kaahin Axmed iyo Wasiir Boos Mire la qaateen Muj....
Madaxweynaha Somaliland oo Qaabilay Wufuud ka Socday Dalalka Deriska oo Xukuumaddu marti-qaad u fidisay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la yeeshay laba wefti oo ka kala socda dalka Jabuuti iyo maamulka...
Natiijada Ciyaartii Galabta ee Tartanka Xulalka Gobollada Somaliland iyo Ciyaaro Adag oo Berri dhacaya
Hargeysa (SLpost)- Ciyaar aad u xiiso badan oo ka tirsan tartanka Gobollada Somaliland, ayaa maanta Garoonka Hargeisa Stadium ku dhex-martay xulalka gobollada Sanaag iyo...
Xukuumadda Somaliland oo Shacabka ku dhiirri-gelisay Weynaynta Xuska Dhalashada Nebi Muxamed (NNKHA)
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ku baaqday in kor lo qaado oo la weyneeyo Xuska dhalashada Nebigeenna suubban ee Muxamed nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa...
Jewigii furitaanka Tartanka Ciyaaraha Gobollada Somaliland oo Madaxweyne Muuse Biixi oo ka Qayb-galay (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay tartanka koobka gobollada dalka Somaliland oo maanta si rasmi ah uga furmay...
Madaxweynaha Somaliland oo Farriin cad u diray Qaramada Midoobay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaalida ku eedeeyey inuu wado shirqoollo...
Nuxurka Khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa oo madaxweyne Muuse Biixi ka jeediyey Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qayb-galay shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo ku qabsoomay Hotel...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

