HomeShirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Berri Furmaya iyo Farriinta...

Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Berri Furmaya iyo Farriinta Hoggaanka Xisbiga

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Shirka 7aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa Arbacada Berri oo ku beegan 28-ka October ka furmaya Hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee xisbiga Kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo maanta saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay in iyagoo fulinaya qaraaradii ka soo baxay shirweynihii 4aad ee xisbiga Kulmiye oo lagu jideeyey in muddo bil gudaheed ah lagu qabto shirka Golaha Dhexe oo ay hore u shaaciyeen xilliga uu qabsoomayo, uu maanta Berri ah ka furmayo hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

blank
Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Kulmiye

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye, waxaa uu sheegay inaanay wax ergooyin ah ahi ka qayb-gali doonin shirka oo uu gaar u yahay oo kaliya xubnaha Golaha Dhexe ee lagu doortay shirweynihii 4aad ee ku jira Liiskii u dambeeyey ee lagu shaaciyey Xubnaha Golaha Dhexe.

Waxa uu Guddoomiyuhu ku war-geliyey Xubnaha golaha Dhexe ee aan wali qaadan kaadhka Aqoonsiga ay u doontaan Xarunta Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Guddoomiyaha

 

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories