Talo Ku Socota Dawladda Iyo Shacabka
Marka hore waxaan u mahadnaqayaa Ilaahay subxaana watacaalaa ,marka xiga waxaan mahadnaqayaa xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland sida wanaagsan ee ay ugu dedaalayso ugana howlgalayso marxaladda...
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo Codsi u diray Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ku deg-degtay go'aankii ay kula wareegtay gaadiidkii...
Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo Dood ka Qabatayay Qaddiyadda Somalilland iyo Soomaaliya, Halgankii hore iyo Halka loo Socdo
Hargeysa (SLpost)- Maalintii lagu dhawaaqay gooni-isu-taagga iyo dib ula soo noqoshada madax-bannaanida Somaliland 18-kii May 1991-kii oo sannadkasta si weyn looga xusi jiray dalka...
Somaliland: Tirada Kiisaska Coronavirus oo Korodhay iyo Shacabka oo digniin loo jeediyey
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay kiisas cusub oo caabuqa Coronavirus ah kaddib baadhitaanno la sameeyey 24-kii saacadood ee u...
Magacyada 12 Sarkaal oo Madaxweynaha Somaliland Billad-geesi ku tolay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa bilado ku taxay 12 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka, kuwaas oo loo aqoonsaday geesiyaal. Madaxweynaha...
Danjire Maxamed Aadan oo Shacabka Somaliland ku hambaleeyey xuska maalinta Qaran ee 18 May
Oslo (SLpost)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Norway, danjire Maxamed Maxamuud Aadan, ayaa shacabka Somaliland ku hambalyeeyey xuska munaasibadda Qaran ee 29-guurada maalinta bannaanida...
MAXAAD KALA SOCOTAA MASHRUUCA ‘BAAQA SHACABKA’ IYO SHIRQOOLLADA KA DHANKA AH SOMALILAND?
"Cashadii gashaba waagu waa, caynad gooniya'e, Caammadu waxay moodayaan curasho Dayreede , Cilmi Felegga way garan raggii Caalimka ahaaye, Anigaase Moorada cakiran kuu caddayn kara'e, Cirsan-ka-yeedhkii maantana warbuu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

