Dulucda Go’aamadii Shirkii Laga Dhawaaqay Gooni Isku-taaga Qaranimada Somaliland
Qalinkii Miyir Cali Xuseen Qormadeenan maanta, waxa aynu ku soo gudbin doonaa, go’aanadii shirkii aayo ka tashiga iyo walaalaynta ummadda reer Somaliland ee Burco, ee ay...
Tirada Maxaabiis uu Madaxweynaha Somaliland Cafis u fidiyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu caawa soo saaray, waxa uu cafis ugu fidiyey maxaabiista ku xukuman dambiyada fudud...
Somaliland: Tirada Kiisaska Covid-19 iyo Dadka u geeriyooday oo Korodhay iyo Warbixintii u dambaysay
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa maanta shaacisay 18 Kiis oo Cusub oo ku soo kordhay Dadka la xaqiijiyey inay Qabaan Cudurka Covid-19...
“Xannuunkan Covid-19 dalkeena aadbuu ugu fidayaa oo waxaad mooddaa inuu halkii u sarreysay marayo” – Madaxweynaha Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xannuunka Xannuunka Covid-19 uu si xawli ah ugu baahay dalka isla markaana uu...
Jidka ugu dhow ee Somaliland lagu aqoonsanayo iyo sharciyada Somalia oo muran ku jirta
Dhul kasta oo uu qabsaday gumaystihii reer Yurub waxa loo aqoonsaday inuu yahay dal Afrika ku yaal oo uu maamulayo quwadaha reer yurub, markii...
“Waxaynu Xusaynaa 29 Sanno oo aynu wada-jir, wax-wada-qabsi iyo Dib-u-dhis iyo Kala-dambayn ku maamulnay dalkeena” – Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa ka jeediyey xuska munaasibadda 18-ka May ee maalinta madax-bannaanida Somaliland...
Tirada Kiisaska Covid-19 ee Somaliland oo Gaadhay 103 Qof iyo Warbixintii u dambaysay
Hargeysa (SLpost)- Tirada laga helay cudurka COVID-19 ee Somaliland ayaa guud ahaan gaadhay 103 qof, kaddib markii ay wasaaradda Caafimaadku maanta shaacisay 16 kiis...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

