Monthly Archives: May, 2020

spot_imgspot_img

“Waxaanu Ugu Baaqaynaa Madaxweynaha Qaranka JSL inuu Ixtiraamo Xuquuqda Lahaanshiyaha Muwaadiniinta ee…” Ururka SOLLA

  Hargeysa (SLpost)- Ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA ayaa bayaan ay soo saareen maanta waxa ay kaga hadleen gaadiid iyo hanti dadweyne oo dowladdu la...

Halkee ayay Maraysaa Tirada Kiisaska la Xaqiijiyey iyo Dadka u dhintay Xannuunka Covid-19 ee Somaliland?

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay kiisas cusub oo Caabuqa Coronavirus ah kaddib baadhitaanno Caafimaad oo la sameeyey 24-kii saacadood...

Ma Xuma In Wax Khalday Dib Loo Saxo…

  Aan ku ibo furo, qormadan kooban tuducyo ka mid ahaa Gabaygii Galangal ee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi:- "Anigiyo garaadkay haddaan, idin guddoonsiiyo geestayda waa iga...

Warqaddii Geerida – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 15aad

  Warqaddan oo uu tixraaceedu yahay – TQB26/XKT/28-5/6/87, kuna taariikhaysan 17 jeenawari, 1987-kii, Moorgan ayaa u diray Muqdisho isaga oo Hargeysa jooga. Moorgan wuxuu ku socodsiiyay...

Cadow Looma Cararo, Cudurna Looma Ciido (Ku Cibro Qaado Caalamkaa Dumay)

  Waxa aynu wada garanaynaa cudurada faafa in ay ugu dhacaan dadka qaabab kala duwan sida isagoo abaara qof kaliya (Sporadic), ama uu ku dhaco...

Somaliland: Isu-socodka Gaadiidka iyo Isu-soo-baxa Munaasibadda Ciidul-Fidriga oo Go’aamo laga soo saaray

  Hargeysa (SLpost)- Guddida heer qaran Covid-19, ayaa maanta shaaciyey go'aamo hor leh oo lagu xakamaynayo dhaq-dhaqaaqa bulshada iyo isu-socodka gaadiidka inta lagu gudo-jiro munaasibadda...

Xasan Guure Jaamac: Aragti iyo Mowqif ba Nin tiisa Suntaday buu ahaa!

  Ibraahim Xaaji Muuse Wacays oo ka mid ah saaxiibbada aanu isku jaal ku ahayn halgankii SNM iyo ka hor ba, ayaa,16kii Meey sannadkan 2020ka,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img