Monthly Archives: May, 2020

spot_imgspot_img

Hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi oo Markii u horeysay muddo Toddobaadyo ah Goob Fagaare ah lagu Arkay

  Hargeysa (SLpost)- Warbaahinta Dowladda ee dalka Woqooyiga Kuuriya, ayaa war ayaa shaacisay in hoggaamiyahoodu ka Qayb-galay munaasibad uu xadhigga kaga jaray dhismaha Wershad loogu...

Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u Qaabilsanaa Soomaaliya oo maanta ku Geeriyooday dalka Tanzania

  Dar es Salam (SLpost)- Wasiirkii Dastuurka iyo Arrimaha sharciga ee dalka Tanzania, Augustine Mahiga, ayaa gelinkii hore ee maanta ku geeriyooday caasimadda waddankaasi ee...

Somaliland: Qofkii u horreeyey oo Cudurka Covid-19 u geeriyooday iyo Wasaaradda Caafimaadka oo faahfaahisay Kiisas Cusub oo la helay

  Hargeysa (SLpost)- Magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, waxa maalintii shalay lagu aasay qofkii ugu horeeyey ee Xannuunka Covid-19 ugu geeriyooday Somaliland. Marxuumka geeriyooday ayaa...

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Geerida Wasiirkii hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa qoyska, qaraabada iyo Ehelka uu ka baxay ka tacsiyeeyey Marxuum Mustafe Faarax Abraar oo xilka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img