Monthly Archives: May, 2020

spot_imgspot_img

Somaliland: Tirada Dadka laga helay Cudurka Covid-19 iyo Kuwa Dhintay oo Korodhay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa maanta oo Khamiis ah shaacisay in 32 Qof oo cusub laga helay Xanuunka Covid-19, taas oo tirada...

Nuxurka Go’aamo Culus oo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somailand

  Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa fadhigooda todobaadlaha ah ka soo saaray go'aamo ku aaddan mashaariicda kala duwan ee dalka gudihiisa laga fuliyo, waxaana...

Somaliland oo Cambaaraysay Hub ay Dowladda Masar ku Caawisay Soomaaliya.

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Cabdiqani Maxamuud Caateeye (Fariid) ayaa qoraal uu ku baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka wuxuu ku sheegay inay...

DHAYALSIGA SOMALILAND IYO HUB-URURSIGA DAWLADDA MUQDISHO

  Lataliyihii hore ee Amniga Qaranka Maraykanka Colin Powell ayaa waxa uu u sheegay guriga cad ee Maraykanka hadalkan hoose: Collin Powell: " A dream doesn't...

Is-barbar Dhigga Jaaniska iyo Nasiibka Dhalinyaradii Reer Somaliland Ee Dalka Xoreysay iyo Dhalinyarada JSL ee Maanta

  Qormadeenan maanta, waxa aynu isku barbar dhigi-doonaa, jaanis-yada iyo nasiibka ay is dheer yihiin, dhalinyaradii dalka dib u xoraysay iyo dhalinyarada maanta joogta ee...

Xubno Magaca Somaliland Ku Jooga Muqdisho oo Cadaadis Farmaajo ku hayo Ka Cawday

  Muqdisho (SLpost)- Xildhibaanno dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, isla markaana ku jira Mudanayaasha labada Aqal Baarlamaan ee dowladda Soomaaliya, ayaa sheegay inay cadaadis...

Somaliland: Tirada Kiisaska Conoravirus oo Korodhay iyo Xogta Xaaladihii u dambeeyey

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa shaacisay in 8 Qof oo cusub oo laga helay Caabuqa Coronavirus ee uu ka dhasho Cudurka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img