Monthly Archives: April, 2020

spot_imgspot_img

Madaxtooyada Somaliland oo Tacsiyaysay Xildhibaan ka tirsan Golaha Deegaanka Gabiley oo Nool

  Hargeysa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa tacsi u dirtay Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi oo safar shaqo ku joogta magaalada London ee dalka Ingiriiska oo gelinkii...

‘Intaan guriga Gaajo ugu Dhiman Lahayn Aniga Iyo Carruurtaydu, Karoonahu hanala tago Hooyo!’

  Waxay sheekadeeda iiga bilowday “Subax kasta waan soo kalihi jiray si aan u dhamaystiro dheeli tirnaanta na qabsatay aniga iyo caruurtayda, ta ugu yari...

Somaliland: Ganacsatada dalka iyo Guddiga Covid-19 oo Shiray iyo Codsi xukuumaddu u gudbisay

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga heer Qaran ee Xakamaynta caabuqa Coronavirus, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Somaliland, waxaanay ka...

Xukuumadda Somaliland oo Go’aamo Miisaan leh Ka soo Saartay Xiisadda ka taagan Deegaanka Gadhi-gaab ee gobolka Sanaag

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa go’aamo adag kasoo saartay colaad u dhaxaysa laba beelood oo walaalo ah oo kasoo cusboonaatay deegaanka Fadhi-gaab ee gobolka...

Xukuumadda oo u mahad-celisay Ganacsade Agabka ka-hortagga Covid-19 ugu deeqay Somaliland, baaqna u jeedisay ganacsadaha dalka

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland, ahna Afhayeenka Xukuumadda Md Saleebaan Yuusuf Cali (Koore), ayaa Mahadnaq balaadhan u diray Ganacsade Axmed...

Somaliland: Tirada Kiisaska Caabuqa Coronavirus oo korodhay iyo Cillad-farsamo oo ku timi Shaybaadhka Covid-19

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixisay sababta keentay in aanu weli shaqayn Mishiinka Shaybaadhka xannuunka COVID-19 oo hay'adda Caafimaadka adduunka...

Xukuumadda Somaliland oo Sanduuq Gaar ah u Furtay La-dagaalanka Cudurka COVID-19 iyo Madaxweynaha oo Faahfaahiyey

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in xukuumaddu samaysay Sanduuq u gaar ah oo lagu dagaalamayo Cudurka Covid-19, taas...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img