Madaxweyne Muuse Biixi oo si adag ula hadlay Dirir-beeleed ka soo cusboonaaday Gobolka Sanaag
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si qoto dheer uga hadlay xaaladda colaadeed ee kasoo cusboonaatay deegaanka Fadhi-gaab ee...
Maxamuud Xaashi Wuxuu Xilka Qaranka Ka Maqnaa Laba Sanno; Sidee baynu Uga Aqbalnaa Waxaan Leeyahey Han Kale iyo Jabhadbaan Sameynayaa?
Marka Xaqiiqada ama Nabarka Hoos loogu Dhaadhaco, dadka Reer Somaliland badhkii ayaa u fahma in ay arrintaasi tahay Qof Nacayb ama Qof Jeclaysi. Waxaan...
Laba Qodob oo Dastuuri ah: Dowladda iyo Dadweynuhu ma Fuliyeen Waajibka uu Dastuurku Dusha ka Saaray?
Faalo: Suxufi Maxamed Cirro Qodobka 17-aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, waxa si cad loogu qeexay inay waajib ku tahay dowladda sidii dalka looga haqab-tiri lahaa...
Ethiopia: Tirada Dadka laga helay Cudurka COVID-19 oo Korodhay iyo 10 Kiis oo maanta la Xaqiijiyey
Addis Ababa (SLpost)- Tirada Dadka la xaqiijiyey inay qabaan Cudurka Covid-19 ee dalka Ethiopia, ayaa kor u dhaaftay 100 Qof, kaddib markii maanta la...
Muxuu Boqor Cismaan Buur-madow ka yidhi Jabhadda laga Iclaamiyey Galbeedka Gobolka Sanaag oo isaga lagu xidhiidhiyey?
Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan aw-Maxamuud Buur-madow oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa iska fogeeyey inuu wax lug ku leeyahay ama ka dambeeyo Koox...
Cabasho ka soo Yeedhay Qurbejoog xukuumaddu ku karantiishay Dhisme ku yaalla Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Rakaab la socday duullimaad ay diyaaradda Ethiopia Airlines ku timi magaalada Hargeysa Jimcihii shalay oo lagu karantiilay Guri ku yaalla Caasimadda, ayaa...
How Covid-19 Affect Somali Refugee in Ukraine
By Mohamoud Areb Abdi Covid-19, a china born microbe has become a global deadly contagious syndrome with no distinctive vaccinations. By its magnitude and speed,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

