Djibouti oo dalkooda ku Celisay tiradii ugu Badnayd Qaxoonti Ethiopian ah iyo Wer-wer Caabuqa Coronavirus
Djibouti (SLpost)- Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa Kumanaan Itoobiyaan Qaxoonti ah dib ugu celisay dalkooda toddobaadyadii u dambeeyay. Qaar ka mid ah Dadka Jabuuti ku celisay...
Xaddiga Hoos-u-dhac ku Yimi Miisaaniyadda Xukuumadda Somaliland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Taageere Dhaqaale
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in saddexdii bilood ee sannadkan u horeeyay uu hoos u dhac 9% ku yimi dakhliga dowladda, ka dib...
Wasaaradaha Caafimaadka iyo Warfaafinta ee Somaliland oo Isku Haysta Shaacinta Xogta Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradaha Horumarinta Caafimaadka iyo Warfaafinta ee Somaliland, ayaa Xogo aad u kala fog ka faafiyey heerka uu dalka ka marayo iyo tirada...
DAAWO Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikhda Tataarka (Mongols) iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
Waxaanu Akhristeyaasha halkan ugu soo gubinaynaa Qaybta 1aad ee Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka taas oo ah Cahdigii Boqortooyadii Tataarka...
Suldaan Abu Salmaan oo Soo Dhaweeyey Go’aanka Joojinta QAADKA, Baaqna u diray Jabuuti, DDSI iyo Somalia
Hargeysa (SLpost)- Suldaan Axmed Maxamed Colhaye (Abu-salmaan), ayaa soo dhaweeyey go’aanka ay Xukuumadda Somaliland iyo Ganacsatada Jaadku isla qaateen ee ah in Qaadka la...
Magaalo Maraykanka ka tirsan oo Markii u horeysay Dhawaqa Eedaanka Salaadaha bannaanka laga Maqlay
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa markii u horeysay laga si toos ah looga Maqlay Eedaanka Salaadda, kaddib markii maamulka magaaladaasi oggolaadaan...
AFRICA: Wax Ka Baro 13-ka Wasiir Caafimaad ee Haweenka ah ee Hoggaaminaya La-Dagaalanka Cudurka Covid-19
Guud ahaan Caalamka oo dhan, Caabuqa Corovirus muu noqon oo kaliya masiibo galaafatay nolosha dad badan oo la jeclaa, balse waxa uu iftiimiyey heerka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

