“Waxa innagu Qasab ah inaynu Asbaabta Caalamku la yimi la nimaadno” – Taliyaha Booliska Somaliland oo Awaamiir Culus soo saaray
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeya Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa sheegay in ciidanka Boolisku beegan dheeraad ah ka galayaan...
Shirkadda DHAWEEYE oo Daahfurtay Adeeg Cusub oo Bulshada u Sahlaya inay Cunto Dalbadaan iyagoo Guryahooda Jooga
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Dhaweeye, ayaa maanta daah-furay Adeeg Cusub oo ay ku soo kordhiyeen adeegyada ay Bulshada u qabtaan, waxaanu adeeggani suurta-galinayaa in qofku...
Madaxweyne Biixi oo Duco iyo Hambalyo u diray Shacabka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shacabka reer Somaliland meel ay joogaanba iyo guud ahaan ummadda Islaamka ku...
Xukuumadda Somaliland oo Muddo Cayiman Joojisay Keenista iyo Ka-ganacsiga Qaadka
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay gebi ahaanba joojisay ka-ganacsiga iyo Keenista Qaadka laga soo waarido dalka Ethiopia, kaddib markii ay...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaciyey Xilliga Bilowga Bisha Ramadaan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed oo caawa Shir Jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ee Hargeysa, ayaa sheegay...
Somaliland: Wararkii u dambeeyey ee Xannuunka Covid-19, baadhitaanno la sameeyey iyo Tirada Dadka Soo galay 24-kii Saac ee dambeeyey
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa ka warbixiyey Xaaladihii u dambeeyey ee xannuunka Covid-19 ka marayo...
Taariikh Nolloleedkii Marxuun Dr.Cabdi Ismaaciil Xuseen
Allah ha u naxariistee marxuum Dr. Cabdi Ismaaciil Xuseen oo ahaa aqoonyahan bartay cilmiga caafimaadka dadka iyo habka maareynta ayaa Salaasadii taariikhdu ahayd 21/4/2020...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

