HomeXukuumadda oo Sabab aan Caddeyn ula ula Wareegtay Hotel Hargeysa Club oo...

Xukuumadda oo Sabab aan Caddeyn ula ula Wareegtay Hotel Hargeysa Club oo Laba Muwaadin lagaga Kireeyey Heshiis 30 Sanno ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa la wareegtay Hotelka Hargeysa Club oo laba mu’waadin hore maalgashi ugu sameeyeen kadib markii xukuumaddu la gashay heshiis muddo 30 sanno ah lagaga kireeyey.

blankTababaraha caanka ah ee Jaamac Karaaciin iyo Suldaan Siciid Yuusuf Du’caale, ayaa ah labada Muwaadin ee Maalgeshiga ku sameeyey isla markaana dib-u-dhiska ku sameynayey Hotelka oo xilligan dhammaad ku dhow.

Ciidammo Boolis ah ayaa xilli dambe ee xalay ahayd la wareegay Kaamboolka dhismaha uu Hoteelku ku yaallo.

Qoraal wasaaradda Hawlaha guud qortay ayaa lagu sheegay in xukuumaddu rasmi ahaan uga laabatay heshiiska hore loogu kireeyay Hotelka.

Xukuumaddii Daahir Riyaale, ayaa hore heshiis muwaadiniinta lagu wareejiyey u gashay iyadoo xukuumadda hadda ee madaxweyne Muuse Biixi-na sii cusboonaysiisay muddo 30 sannadood ah.

Haseyeeshee, wali ma cadda sababta xukuumaddu xilligan heshiiska uga laabatay iyadoo sida la sheegay Suldaan Siciid uu ka qayb ka yahay wefdi xukuumadda Somaliland ka tirsan oo hawlo nabadayn ah u jooga gobolka Sanaag xilligan.

Warqad ka soo baxday Wasiirka Hawlaha guud, ayaa lagu caddeeyay in Xukuumaddu la wareegtay Huteelka Hargeysa Club.

blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories