HomeWasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Amar oo ku soo rogay Mu’addimiinta...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Amar oo ku soo rogay Mu’addimiinta Masaajiddada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdiillaahi Axmed, ayaa Iimaamyada Masaajidda u soo jeediyey inay mideeyaan Adeenka Salaadaha, si gaar ahna ay ugu dedaalaan Salaadda Makhrib, Edaanka Suxuurta iyo Salaadda Subax.

Wasiir Khaliil oo Arbacada 29-ka April 2020 Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa, ayaa sheeegay inaynu joogno Xilli uu Curtay Roobka gu’gu oo cirku daruuraysan yahay inta badan, sidaas awgeena culimada Mu’adddimiinta ah looga baahanyahay inay raacaan Jadwalka eedaanka Salaaddaha ee ay Wasaaradda Diintu u qaybisay bilawgii Ramadaan.

Sidoo Kale, Wasiirku wuxuu ka hadlay xilliga dawakha ugu badan Dadka qaarkood la kulmaan ee Suxuurta oo ay si habaqle ah Culimada Masaajiddadu u addimaan.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil waxa uu Ummadda Somaliland uga duceeyey Cudurka Covid-19 iyo in Alllaah ka duwo nusqaanta Raxmaadka guga ee dalka ka curtay.

Warka Wasiirka Diintu arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadleen, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories