Dr Edna Aadan oo Sharraxday Qaabka looga Hortagi karo iyo Waxyaabaha Daawo ahaan loogu Isticmaali karo Caabuqa CoronaVirus-ka
Hargeysa (SLpost)- Dr Edna Aadan Ismaaciil, ayaa faahfaahin ka bixiyey halis uu leeyahay iyo siyaabaha fudud ee lagu kala qaadi karo kuna fidi karo...
Feejignaanta Coronavirus: Imtixaanka Adag ee ay Waajahayaan Dadweynaha iyo Dowladda Somaliland (FAALLO)
Faallo: Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Guddida heer qaran ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabay U-diyaar-garowga iyo Ka-hor-tagga xannuunka Coronavirus-ku,...
Xasuuqii Iyo Mar Kale Maya – W/Q: Cabdiraxmaan Cadami
Maalmahan waxa warbaahinta iyo baraha bulshada lagu qaada dhigayay aragtida koox London, Boqortooyada Ingiriiska kaga dhawaaqday in ay ka shaqayn doonaan midnimadii Soomaaliya oo...
Nuxurka War-murtiyeedyo Is-xambaar ah oo ka soo baxay Gunaanadka Shirkaha Beelaha Bariga iyo Galbeedka Burco
Burco (SLpost)- Waxa maanta si rasmi ah magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer lagu soo gebo-gabeeyey Shir-beeleed maalmihii u dambeeyey magaaladaas uga socday Beelaha...
Ethiopian Airlines oo War Cusub ka soo saartay Duulimaadyada Waddamo Somaliland ku jirto
Addis Ababa (SLpost)- Diyaaradda Ethiopian Airlines, ayaa war cusub ka soo saartay liiska waddamada ay duulimaadyadooda joojiyeen iyo kuwa ay ilaa xilligan u furan...
Dowladda Farmaajo oo Maamulka Puntland ka Caawinaysa Duullaan Milatari oo ay ku soo qaadaan Somaliland
"Waxaan rabaa inaan halkan cod dheer ku yidhaahdo maanta inay fursad u tahay oo ay shirka ka soo baxdo in gobollada maqan ee Puntland...
Madaxweyne Muuse Biixi oo si Adag uga Hadlay Taliyihii Ammaanka ee Xalay lagu dilay Laascaanood
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga hadlay dilka Taliyihii Ciidanka Sirdoonka ee gobolka Sool oo xalay dabley aan...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

