HomeMadaxweyne Muuse Biixi oo si Adag uga Hadlay Taliyihii Ammaanka ee Xalay...

Madaxweyne Muuse Biixi oo si Adag uga Hadlay Taliyihii Ammaanka ee Xalay lagu dilay Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga hadlay dilka Taliyihii Ciidanka Sirdoonka ee gobolka Sool oo xalay dabley aan haybtooda la aqoonsan ku khaarajiyeen gudaha magaalada Laascaanood.

blankMadaxweynaha Somaliland waxa uu sheegay in tallaabadaasi ka mid tahay duullaanada iyo dagaallada cadowgu ku hayo Qaranka, waxaanu ciidanka qaranka ku boorriyey inay feejignaan iyo heegan dheeraad ah ka galaan fashilinta tallaabo kasta lagu waxyeellayn karo Qaranka.

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu arrintan kaga hadlay mar uu maanta kormeer ku tagay Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka ee magaalada Hargeysa, waxaana hadalladiisii ka mid ahaa, “Cadowgu marba meelbuu kaa soo galayaa. Xalay waxa la dilay Taliyihii amniga ee Laascaanood, illaahay haw naxariisto, waxa ka horeeyey guddoomiyihii Maxkamadda. Markuu cadowgu waayo meel uu kaa soo galo ee uu kaala quusto inuu toos kuu soo weeraro, wuxuu kugu dayayaa gaadmo iyo dhuumasho oo ka xun dagaalka fool-ka-foolka ah,” Sidaas ayuu yidhi Madaxweyne Muuse Biixi.

blankMadaxweynaha oo hadalkiisa sii watay, waxa uu yidhi, “Taasi waa dagaal innagu soo kordhay, haloo diyaar-garoobo, waxa la tooganayaa haldoorkii oo ah ninkuu cadowgu ka baqo, waana ciidamada, markaa ciidamadii waxa ku waajib ah inay maadaama ay yihiin deyrkii qaranka waxaan kula dar-daarmayaa inay feejignaadaan oo heeganka joogteeyaan.”

Somalilandpost.net
Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories