Nuxurka Go’aamo Dhiirri-gelinaya Ka-hortagga CoronaVirus oo ka soo baxay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Fadhiga todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland isugu yimaaddeen Khamiista maanta, ayaa lagaga dooday saamaynta caabuqa CoronaVirus iyo dedaallada xukuumaddu ugu jirto...
Shirkadda Dahabshiil oo macaamiisheeda u fududaysay Nidaamka Lacag Dirista Xaaladda COVID-19 Awgeed
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Xawilaadda Lacagaha Ee Dahabshiil, ayaa macaamiisheeda daafaha dunida ku kala nool ku wargelisay inay nidaam fudud oo online ah iyagoo guryahooda...
Diiwaangelinta Wejiga 2aad ee Barnaamijka Shaqo Qaran oo La soo Xidhay iyo Nidaam Casri ah oo lagu soo kordhiyey
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran Maxamed Xuseen Cismaan (Mu’adinka) ayaa maanta soo xidhay Nidaamka Diiwaan gelinta Casriga ah ee (Biometric) oo...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo beeniyey inuu Khilaaf soo kala Dhexgalay iyo Musuq-maasuq lagu eedeyey
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ay daabaceen warbaahinta dalka qaarkeed, kuwaas oo lagu sheegay inuu...
Somaliland oo Xidhay Xuduudda ay La Leedahay Somaliya, Djibouti Iyo Itoobiya
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay xidhay xuduudda ay la leedahay dalalka Soomaaliya, Djibouti iyo Itoobiya oo ay ka jiraan kiisas...
Xisbiga Waddani oo Walaac Ka Muujiyay Qaabka Xukuumadda Somaliland u Waajahayso Cudurka CoronaVirus
Xisbiga Waddani oo Walaac Ka Muujiyay Qaabka Xukuumadda Somaliland u Waajahayso Cudurka CoronaVirus https://youtu.be/tHz5gNqeaIc
“Way Iman Doontaa In Masaajiddada La Xidho” – Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland
"Way Iman Doontaa In Masaajiddada La Xidho" - Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland https://youtu.be/qJuzvLM4bNQ
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

