Golaha Wakiillada oo Hor-joogsaday Ansixinta Labada Xubnood ee Xisbiyada Mucaaradku u soo Xusheen Guddiga Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta isugu yimaaddeen hor-joogsaday ansixinta laba xubnood oo xisbiyada mucaaradka...
Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u Fidiyey Maxaabiistii ugu tirada Badnayd iyo Kuwa laga Reebay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyey maxaabiis tiradoodu dhan tahay 800 oo ku xidhan Xabsiyada dalka si loo...
Hargeysa: Xaaladda ay ku sugan yihin 60 Qof oo Xukuumadda Somaliland karantiin Gelisay iyo Xog-waraysi lala yeeshay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa karantiishay ku-dhowaad 60 Qof oo ka soo degay Gegida diyaaradaha Hargeysa labadii maalmood ee u dambeeyey, kuwaas oo la...
Suxufi Shiine Cilmi Kaahin oo War-bixiyey Saamaynta uu Cudurka COVID-19 ku yeeshay Turkiga iyo Xaaladda Dad ku Xayiran Xuduudka Giriigga
Hargeysa (SLpost)- Iyada oo uu Dunida si xawli ah ugu sii faafayo Caabuqa Coronavirus , ayaa dowladda Turkigu waxay waddaa dedaallo xooggan oo lagaga...
Raysal-wasaaraha Britain, Boris Johnson, oo laga helay Caabuqa CoronaVirus
London (SLpost)- Raysal-wasaaraha dalka Britain, Boris Johnson, ayaa laga helay Caabuqa CoronaVirus, sida uu ku sheegay muuqaalka uu soo dhigay bartiisa Twitter oo uu...
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo farta ku fiiqay gal-daloolooyin ka jira Hawsha Guddiga Ka-hortagga Aafada COVID-19
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa farta ku fiiqay gal-daloolooyin ka jira Hawsha Guddiga Qaran ee Ka-hortagga...
Golaha Wasiirrada Somaliland oo Qaab aan hore looga baran u shiray iyo Sababta
Hargeysa (SLpost)- Fadhiga todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland isugu yimaaddeen Khamiista maanta, ayaa lagaga dooday saamaynta caabuqa CoronaVirus iyo dedaallada xukuumaddu ugu jirto...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

