Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Somaliland: President Muse Bihi And Delegation get Warmly Welcome In Guinea Republic

The Somaliland delegation led by President Muse Bihi Abdi have arrived to a warm welcome in Guinea. The delegation was met at the airport...

DAAWO TAXANAHA TAARIIKHDA SOOMAALIDA: Khiyaamadii SNM ku samaysay Mengistu Haille iyo Heshiiskii Dhexmaray Siyaad Barre

Dib-u-milicso Taariikhda Soomaalida iyo Wacdarihii soo Qarnigii tagay iyo Xogo Muhiim ah. Waa Qaybta 24 iyo 25aad ee Taxanaha Barnaamij laga sameeyey Taariikhda Soomaalida...

Hargeysa: Salaadiin iyo Cuqaal soo bandhigay Doorka Dugsiga Agoomaha ee Kuweit-gu ka qaadanayo Horumarka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Suldaan Axmed Maxamed Colhaye (Abu Salmaan) oo ka mid ahaa Salaadiinta Somaliland, isla markaana hormood u ah masuuliyiinta sare ee Dugsiga Aggoomaha...

Ugaaska Guud ee Beesha Yaasuf Isaaq (Sacad Muuse) oo lagu caleemo-saaray Degmada Xarshin ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya

Xarshin (SLpost)- Ugaas Maxamed Cumar Cabdi oo ah Madaxdhaqameed cusub oo ku soo kordhay Isimada Dawlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa lagu caleemo saaray Deegaanka Calaydh...

Agaasimihii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Oo xilka wareejiyay, Wax-qabadkiisana soo Bandhigay

Hargeysa (SLpost)- Agaasimhii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland, Cabdirashiid Ibraahim Sh. Cabdiraxmaan oo maanta xilka ku wareejiyay Agaasimaha dhowaan Madaxweynuhu u magcaabay wasaaradda, ayaa...

Ujeeddada Socdaal Madaxweynaha Somaliland ugu Baxay Galbeedka Qaaradda Afrika

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Guinea oo uu marti-qaad rasmi ah ka...

“Waa runtiinna oo bari baanu isku tanaasuli jirnee, Cirro iyo Muuse ayaan go’aanka iyo talada goyn jirin… labadan nin Qur’aanka in la saaraa weeyi”...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa faahfaahin ka bixiyey Jewiga uu ku soo dhammaaday kulamo shalay ilaa xalay magaalada Hargeysa uga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img