Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Golaha Wakiillada Somaliland oo Shacabka ugu baaqay inay Meel uga soo wada-jeestaan ‘Cadaawadda Soomaaliya Caddeysatay’

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si adag cambaareeyey Hadallo ka soo yeedhay Dowladda Soomaaliya oo muujisay sida ay uga xuntahay horumarka dhinaca dibloomasiyadda...

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Soomaaliya ku dhaliilay sida ay uga Falceliso Guulaha Dubloomaasiyadeed Somaliland

Nairobi (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADAJIR ee dalkaasi Soomaaliya, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyey inay ku deg-degtay go'aanka ay...

Saxaafadda Caalamka oo siyaabo kala duwan uga hadashay Socdaalka Madaxweynaha Somaliland ku tagay Dalka Guinea

Hargeysa (SLpost)- Warbaahinta Caalamka qaarkood, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay socdaalka Madaxweynaha Somaliland ku tagay Dalka Jamhuuriyadda Guinea ee Galbeedka Qaaradda Africa.   Madaxweynaha Somaliland...

Xisbiga WADDANI oo taageerayaashiisa ugu baaqay inay Garab-istaagaan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa taageerayaashiisa ugu baaqay inay garab-istaagaan Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo isaga iyo wefti...

Dowladda Soomaaliya oo Xidhiidhka u jartay Waddanka Guinea oo aanay xidhiidh dibloomasiyadeed ka dhaxayn iyo Sababta

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaadday inay xidhiidhka u jartay Dalka Jamhuuriyadda Guinea oo ku taalla Galbeedka Qaaradda Africa, kaddib markii uu...

“Dawladda Somaliland waxa ay ka digaysaa in maamulka Muqdisho khatar amni-darro iyo qalalaase hor leh ka abuuro manqada Geeska Afrika”

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa maamulka Soomaaliya uga digtay wax ay ku tilmaantay 'Faro-gelin siyaasadeed iyo Dagaal Qaawan' oo ay ku hayso Jamhuuriyadda Somaliland,...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Guinea

Conakry (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo maalintii shalay safar shaqo waddanka kaga ambo-baxay, ayaa gaadhay caasimadda dalka Jamhuuriyadda Guinea...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img