Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Garyaqaanno Ka hawl-galayey Maxkamadaha Hargeysa oo Shaqada laga joojiyey

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Maroodi-jeex, Dr. Cali Suudi Diiriye ayaa Shaqadii Qareennimo ka hakiyey Saddex Looyar oo dhawaan Warbaahinta ka sheegay...

Africa’s key Oil & Gas territories are making big announcements at Africa Oil Week

LONDON (SLpost)-  As ever, Africa Oil Week (www.Africa-OilWeek.com) will be the place for major national roadshows in the oil & gas sphere. 30 ministries...

Ganacsade Cali Ibraahim oo Sheegay inaanay Xukuumaddu Shaqo ku lahayn Keenista Shidaalka

Hargeysa (SLpost)- Ganacsade Cali Ibraahim Ciise (Cali Waraabe), ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar muddooyinkii u dambeeyey bulshadu isla dhexmaraysay oo lagu sheegay...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Dhaliilo u jeediyey Madaxweyneyaasha Djibouti iyo Somalia

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya. Eng...

Al-Shabaab oo sheegatay inay Guul ka gaadhay Weerarkii Balli-doogle iyo Dowladda Maraykanka oo ka hadashay

Muqdisho (SLpost)- Malleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda Weerar qorsheysan oo gelinkii hore ee maanta lagu qaaday Saldhig Ciidan oo Maraykanku ku leeyahay Garoonka...

Guddoomiye ku-xigeenka Wakiillada oo faahfaahiyey Shirweyne ay kaga Qayb-galeen Uganda, kana hadlay tabashada Saami-qaybsiga Awdal

Hargeysa (SLpost)- Gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, waxa gelinkii dambe ee maanta ka soo degay Wefti ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo dalka Uganda...

Dufcaddii 4aad oo ka Qalin-jabisay Jaamacadda Rift Valley iyo Munaasibad Qalin-jabin ah oo loo qabtay

Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda Rift Valley oo ka mid ah Jaamacadaha waaweyn ee ku yaalla magaalada Hargeysa, ayaa maanta munaasibad qalin-jabin ah u qabatay Dufcaddii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img