“Somaliland Dadkeedaa ka dhigay inay u muuqato Dal nabdoon oo amni ah, dowladdooda kala shaqeeya” – Madaxweynaha Puntland
Boosaaso (SLpost)- Madaxweynaha Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa khudbad dhiirri-gelin ah oo uu u jeediyey shacabkiisa tusaale ugu soo qaatay Iskaashiga...
Xisbiga UCID oo Dhaliilo u jeediyey Dowladda Jabuuti, Xukuumaddana baaq u diray
Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax), ayaa eedo u jeediyey dawladda Jabuuti, kaas oo sheegay...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Daah-furay Lix Mashruuc oo 77 Shirkadood ku tartamayaan
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay Qandaraasyada Tartan loo gelay Lix mashruuc xukuumaddu u fulinayso Xarumaha hay'adaha iyo Wasaaradaha dowladda ee...
Hargeysa: Ganacsade Buriyey Go’aan ka soo baxay Xukuumadda
Hargeysa (SLpost)- Cali Ibraahim Ciise (Cali-Waraabe), oo ka mid ah Ganacsatada shidaalka dalka keenta ee dhowaan xukuumadda Somaliland kala wareegtay Haamaha Shidaalka Berbera, kadina...
AYAX Khasaare ba’an u geystay Dalagga Beeraleyda Gobolka Awdal
Borame (SLpost)- Dhul-beereed tiro badan oo ku yaalla gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa khasaare baaxad leh ka soo gaadhay Ayax ku habsaday oo...
Hadalka Guddoomiyaha UCID ku Difaacayo Qaddiyadda Somaliland iyo Sal-fudaydka ka Muuqda Wakiilka Jabuuti
FALAN-QEYN - W/Q: Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali-waraabe oo waraysi siiyey telefiishanka HCTV maalintii Isniinta ee taariikhdu ahayd 30 September...
Xukuumadda oo ka hadashay Sababta Lacag la’aan loogu Bixin-waayey Daawooyinka Cusbbitaallada Dowliga ah
Hargeysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Dr Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa sheegay inaanay wakhtigan suurto-gal ahayn in lacag la'aan lagu bixiyo Daawooyinka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

