HomeGuddoomiye ku-xigeenka Wakiillada oo faahfaahiyey Shirweyne ay kaga Qayb-galeen Uganda, kana hadlay...

Guddoomiye ku-xigeenka Wakiillada oo faahfaahiyey Shirweyne ay kaga Qayb-galeen Uganda, kana hadlay tabashada Saami-qaybsiga Awdal

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, waxa gelinkii dambe ee maanta ka soo degay Wefti ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo dalka Uganda kaga qayb-galay shir-sannadeed Ururka Baarlamaannada Dalalka Baarwaaqo Sooranka oo lagu marti-qaaday Somaliland.

Weftiga oo ka kooban xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada oo uu hoggaaminayey Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golahaas Md Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, waxaanay magaalada Kampala ee caasimadda Yuganda kaga Qayb-galeen Shir-sannadeed ay isugu yimaaddaan Baarlamaannada waddamada Barwaaqo-sooranka oo ah Urur ay ku midaysan yihiin dalalkii uu guumaysan jiray Boqortooyada Ingiriisku.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golahaas Md Axmed-Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo saxaafadda la hadlay, ayaa faahfaahin ka bixiyey wixii Qaran ahaan uga soo qabsoomay shirka ay ka qayb-galeen oo lagu marti-qaaday.
Sidoo kale, Guddoomiye Axmed-Yaasiin waxa uu ka hadlay tabashooyinka dhinaca saami-qaybsiga gobolka Awdal oo xildhibaanku ka soo jeedo.

Faahfaahinta Warkan kaga bogo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories