HomeGuddoomiyaha Xisbiga UCID oo Dhaliilo u jeediyey Madaxweyneyaasha Djibouti iyo Somalia

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Dhaliilo u jeediyey Madaxweyneyaasha Djibouti iyo Somalia

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweynayaasha dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya.

Eng Faysal Cali Waraabe waxaa uu Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ku eedeeyay in aanu dhex ka ahayn wada-hadallada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu sheegay in aanay marnaba aqbalaynin in waddanka Jabuuti lagu qabto wada-hadallada.

Guddoomiye Faysal, waxa uu dhinaca kale, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ku dhaliilay Sawir uu la galay Kornayl Tuke oo Maxkamad Maraykanka ku taal ku heshay inuu xilligii Taliskii Maxamed Siyaad Barre Dad Rayid ah ku dilay Magaalada Gabiley ee Somaliland.

“Markii hore wuxuu xooggiisa saaray inuu Somaliland Curyaamiyo isagoon lahayn awood uu ku curyaamiyo, Maantana Tuke oo Dadka Nolosha ku gubayey (Inuu Farmaajo Sawir la soo galo) waxay ina tusaysaa laba Arrimood, ta koowaad waxa weeyaan innaga ayuu innagu dheel-dheelayaa oo uu leeyahay waxaad tihiin ma jirto, ta labaad, wuxuu ku dheel-dheelayaa Raggii isagoo 21 Maalmood joogay doortay ee yidhi Madaxweyne noqo, kuwaasi oo uu haddana Shalay u diidayey inay Kismaayo tagaan, markaa Dadka aan jirin waa labadeenaa qolo, Dadkeenii baa la xasuuqay,” Sidaas ayuu yidhi Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta u warramay HCTV, waxaanu intaas ku daray oo yidhi, “Farmaajo, naftii Siyaad Barre ayaa gashay, wuxuu leeyahay waanu soo noqonay oo waanu idin ciqaabi doonaa”.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Faysal Cali Waraabe oo intan ka faahfaahsan

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories