HomeDufcaddii 4aad oo ka Qalin-jabisay Jaamacadda Rift Valley iyo Munaasibad Qalin-jabin ah...

Dufcaddii 4aad oo ka Qalin-jabisay Jaamacadda Rift Valley iyo Munaasibad Qalin-jabin ah oo loo qabtay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda Rift Valley oo ka mid ah Jaamacadaha waaweyn ee ku yaalla magaalada Hargeysa, ayaa maanta munaasibad qalin-jabin ah u qabatay Dufcaddii 4aad ee ka Qalin-jabisa Jaamacadda.

Ardayda Munaasibadda loo qaybtay oo tiradoodu tahay 150 Arday, ayaa dhammeystay Kulliyadaha Caafimaadka, ICT-ga, Dhaqaalaha iyo Maamulka iyo Maareynta.

Munaasibadda oo si heersare ah loo soo agaasimay, ayaa ka qabsoontay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb-galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland, marti-sharaf ka kooban Haldoorka kala duwan ee Bulshada, Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacadda, Ardayda Qalin-jabisay, Waalidiin iyo Marti-sharaf kale.

Guddoomiyaha Jaamacadda Rift Valley, Drs Ifraax Axmed Aadan oo ugu horeyn ka hadashay Munaasibadda, ayaa faahfaahin ka bixisay Geeddi-socodkii Waxbarasho ee Jaamacaddu soo martay, tirada ardaydii ka qalin-jabisay iyo Guulihii kala duwanaa ee Jaamacaddu gaadhay. Drs Ifraax waxa ay sheegtay in Magaca Jaamacaddu ka soo jeedo Dalka Itoobiya oo ay ka dhisan tahay isla markaana ka mid tahay Jaamacadaha ugu faca weyn dalkaas.

blankWasiirka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka ee Somaliland Maxamed Xaaji Aadan Cilmi oo munaasibadda ka hadlay, ayaa hambalyeeyey ardayda maanta qalin-jabisay waxaanu maamul jaamacadda ku boggaaiyey dedaalka ay muujiyeen.

Warkan oo Faahfaahsan oo Maqal iyo Muuqaal ah, ka daawo Video-ga Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories