“Nabadgelyada Somaliland naguma joogto wax qof ku ciyaaro ama uu xukuumad ku Ruxdo, ku Ruxan mayno…Muuse Biixina waxaan qirayaa…”
Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Xannaanada Somaliland, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa wax laga xumaado oo danta Qaranka ka hor-imanaya ku tilmaamay Dad...
Maxkamadda Racfaanka oo Xukun ku ridday Weriye Cabdimaalik Coldoon
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta Saddex Sannadood oo xadhig ah ku xukuntay Weriye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon. Weriye Cabdimaalik ayaa hore...
Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo lagu Eedeeyey gabbood-fallo musuq-maasuq
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ku eedeeyay inuu ku kacay...
Hargeysa: Ujeeddada Kulan Sal-ballaadh ah oo Dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Jarmalka
Hargeysa (SLPost)- Magaalada Hargeysa ee Xarunta Jamhuuriyadda Somaliland, waxa maanta ku qabsoomay kulan ballaadhan oo ay isugu yimaaddeen masuuliyiin sar-sare oo kala socda Dowladaha...
Shirkadda ALPHA TECH oo Xarun Cusub Ka Furatay Xaafadda New Hargaysa.
Hargeysa (SLpost):-Ganacsiyada Kala Duwan oo Si Laxaad leh uga Jaanqaaday Dalka Somaliland Sanadihii u danbeeyey ayaa waxa jira Shaqsiyaad ama Muwaadiniin Iskood Dalka Maalgashiyo...
Somaliland: Taliska Booliska & Xukuumadda oo Soo Bandhigay Bakhtiga Xuur Oog ilaa Hargeysa la soo waday oo lagu Sheegay Gorgorka Dadka Cunay
Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland oo uu weheliyo Wasiirka arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Warbaahinta qaarkeed u soo bandhigay Xuur ay ku...
Somaliland Ugu Kaalay Dowlad iyo Dadweyne Caqli-carruur ah: Ma Gorgorbaa Mise waa Xuur? – W/Q: Maxamed Cirro
Shimbir la sheegay inay tahay gorgor dad-qaad ah ayaa baqtigeeda lagu soo bandhigay talisyada booliska ee magaalooyinka Hargeysa iyo Caynabo, shimbirtaas oo la sheegay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

