Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

Hargeysa: Prof Cali Khaliif Galeydh oo u Safray magaalada Muqdisho

Hargeysa (SLpost)- Prof Cali Khaliif Galeydh, Hoggaamiyaha Khaatumo, ayaa maanta u safray magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya oo ay muddo sannado ahi ugu dambaysay. Prof...

Somaliland: Xukuumadda oo sheegtay inaanay Dalka ka saari doonin Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay  in  diblomaasiga u jooga Jabuuti Somaliland uu wax dacwad ah uga soo gudbiyay guddoomiyaha...

Ciidanka Dab-demiska Qaranka oo maanta Fuliyey Lix Hawl-gal oo Dagaal Dhexmary Shinni Guuraysa ka mid yahay

Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Dab-demiska ee Somaliland, ayaa maanta ka fuliyey gurmadka lix hawl-gal oo kala duwan, kuwaas oo intooda badan ka sameeyeen magaalada Hargeysa...

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland oo Daah-furtay Wejiga 2aad ee Mashruuca Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka

Hargeysa (SLpost)- Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland Md Liibaan Yuusuf Cismaan, ayaa maanta magaalada Hargeysa ku daah-furay Mashruuca Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka. Munaasibad...

Sirta Farta Masaaridii Hore (Hieroglyphic) iyo Soomaaliga

Prof. Maxamed Siciid Gees – Qaybtii 1aad – Ankara Fartii hore ee ay isticmaali jireen Masaaridii hore waxa lagu magacaabay; “Hieroglyphic.” Magacaas oo ka...

Wasiirka Waxbarashada oo faahfaahiyey Baadhitaan Hanti-dhowrku ka wado Wasaaraddiisa iyo Khilaafka Dugsiyada Gaarka loo leeyahay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Cismaan Jaamac Aadan, ayaa faahfaahin ka bixiyey Hawl-gallo baadhitaan ah oo Hantidhowrka Guud ee...

Boqor Buur-madow oo Raalli-gelin Cidna aanu ku metelin Hawada u mariyey Madaxweynaha Jabuuti

Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa Raalli-gelin aanu cidna ku metelin ka bixiyey eedaymo uu Guddoomiyaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img