AHMIYADDA LA JAAN-QAADKA SOMALILAND EE IS-BEDDELKA TIKNOOLOJIYADA IS-GAADHSIINTA: Gardaadinta Shirkadaha Gaarka loo Leeyahay iyo Gacan-Qabashada Dawladda
Hordhac Kooban Xilliyadan tiknoolojiyada casriga ah ee ay maanta dunidu marayso waxa socda isbeddelo xidid-siib ah – is-beddelo si togan u saamaynaya nolol-maalmeedka dadweynaha. Waxayse...
Dhaxalka Buugga Haaneed: Suugaan Cuddoon Iyo Sargoyn Wacan
Buugga Haaneed waa Miiddii, hal’abuurkii iyo hawraartii Abwaan Axmed Aw Geeddi. Haaneed, waa dhigane ka kooban 297 bog waxa ku qoran 31 maanso oo...
Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Rejada laga Qabo Soo Af-jaridda Colaadda Ceel-Afweyn
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa rejo fiican iyo Yididiilo ka muujiyey inay soo af-jaranto oo xal kama dambeys ah laga...
Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Magacyada Shirkadaha ku Guulaystay Lix Mashruuc oo loo Tartamay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkado ku guulaystay tartanka loo galay Lix Mashruuc oo dhismeyaal u badan oo loo...
Madaxweynaha Somaliland oo Shaaciyey inuu Cafiyey Ciidamada la socda Korneyl Caarre
Hadalladii ay Ergadu ka jeedisay Shirka Maanta Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay ergada...
Daawo Muuqaallada Guud iyo Jewigii Shirka Madaxweynaha iyo Ergada Nabadeynta Gobolka Sanaag
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay ergada Nabadaynta Gobolka Sanaag iyo Dhexdhexaadinta Jabhadda Caarre iyo xukuumadda,...
Natiijada Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Ergada Nabadeynta Gobolka Sanaag oo Go’aamo Muhiim ah isla qaatay
Hargeysa (SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay ergada Nabadaynta Gobolka Sanaag iyo Dhexdhexaadinta Jabhadda Caarre iyo xukuumadda, waxaanay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

