HomeHargeysa: Prof Cali Khaliif Galeydh oo u Safray magaalada Muqdisho

Hargeysa: Prof Cali Khaliif Galeydh oo u Safray magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Prof Cali Khaliif Galeydh, Hoggaamiyaha Khaatumo, ayaa maanta u safray magaalada Muqdisho ee Xarunta Soomaaliya oo ay muddo sannado ahi ugu dambaysay.

Prof Galaydh oo Maanta ka ambo-baxay Magaalada Hargeysa ayaa tagaya Magaalada Addis Ababa, ka dibna waxa uu Isniinta berri u duuli doonaa Magaalada Muqdisho, sida uu saxaafadda u xaqiijiyey, waxaanu sheegay inaanu safarkiisu la xidhiidhin wax siyaasad ah.

“Safar Deg-deg ah ayaa i soo galay, Magaalada Addis Ababa ayaan Caawa joogayaa, ka bacdina Xamar baan u gudbayaa.” ayuu yidhi, Prof Samatar oo saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa.

“Arrin ii gaar ah ayaan Xamar u aadayaa, Niman guddi ah oo aanu hawshii Somaliland wada wadnay muddo dhowr Sano ah, ayaa hadda kala maqan hawshiina way noo dhadhowdahay, Dalka Dibeddiisa ayay Saddex ka mid ah 7-dayadii ku maqan yihiin, waxayna maqnaanayaan 10 cisho, Anniguna arrintaa (ii gaarka ah) ayaa Xamar u aadayaa,” ayuu yidhi Prof Galeydh.

Prof Galaydh oo ka hadlayey heshiiska Somaliland iyo Khaatumo kala saxeexdeen, waxa uu yidhi,“Waxaanan ku rejo weynahay in arrintaa Dadka reer Khaatumo muddada dheer sugayeen la kala tuuri doono.”

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories