Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

“Gabadhaas Masaajidka La Jaarka Ahi, Waxba Kamay Xishoon…” Qaar Ka Mid Ah Culimada Hargeysa

  Hargeysa (SLpost) – Qaar ka mid ah Culimada Masaajidka Raabida ee ku yaalla Xaafadda Badda cas ee Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in aanay waxba...

Toddobada Xubnood ee Komishanka Cusub oo loo gudbiyey G/Wakiillada iyo Xisbiga Waddani oo Hakiyey Xubintii uu soo magacaabay

  Hargeysa (SLpost)- Xubnaha cusub ee Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa shalay soo loo gudbiyey Golaha Wakiillada si ay uga gutaan waajibaadkooda Qaran oo u kala...

Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo Kormeeray Buundooyinka Badacar-budhuq, Lafa-ruug, Dubur iyo Dawga Sheekh

Hargeysa (SLpost)-  Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo ay wehelinayaan Badhasaabka Gobolka Saaxil iyo masuuliyiinta Hay’adda Waddooyinka, ayaa kormeer ku tegay biriijka Dubur ee...

Maamulka Gobolka Maroodijex iyo Caasimadda Hargeysa oo Go’aamo Ka soo Saaray Dhuxusha iyo Booyadaha

Hargeysa (SLpost)- Maamulka Gobolka Maroodijeex iyo kan caasimadda Hargeysa ayaa go'aamo ka soo saaray Dhuxusha iyo Gaadiidka Booyadaha. Warkan oo dhammeystiran kaga bogo muuqaalka Hoose https://youtu.be/0HkaXyEXX5o

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh: CabdiCasiis Cali Nuur iyo Amiira Jaamac oo Wiil ugu Dhashay Magaalada Hargeysa

Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo) , Barkhad Maxamuud Kaariye, Cabdishakuur Muxumed Heersare, Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, Maxmed Cabdi Sheekh (Ilig), Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), CabdiqaadirAadan Carab, ...

Balan-qaadkii Xubinta Komishanka Iyo Ballan Furkii Dambe Ee Cirro – W/Q: Ali Jaamac Faarax

Asalaamu Calaykum Marka Hore Jaallayaal. Guddoomiye cirro ayaa odayaal ,aqoon-yahan, siyaasiyiin , salaadiin kamid ah beesha isaxaaq kullan uu la yeeshay u ballan qaaday inuu...

DACWAD ka dhan ah Safaaradda Turkiga oo la Horgeeyey Golaha Wakiillada Somaliland & Magacyada Xildhibaannada Gudbiyey

  Hargeysa (SLpost)- Iyadoo uu dhawaan furmay Kalfadhiga Golaha Wakillada Somaliland isla markaana mudaneyaashu maalin walba isugu yimaaddaan Kulan-maalmeedkooda oo ay kaga doodaan Xeerar wax-ka-beddel...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img