Xisbiga WADDANI hadduu naga joojin waayo Cayda iyo Aflagaaddada, seefaha ayaanu isu Afeysanaynaa” – Xisbiga UCID
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Xisbiga UCID Cabdirashiid Xasan Basbaas, ayaa sheegay in Xisbiga WADDANI caadaystay aflagaaddada iyo cayda Xisbigiisa, waxaanu ugu baaqay...
Xisbiga WADDANI oo eedaymo u jeediyey dhiggiisa UCID: “Xukuumadda ayuu la safan yahay”
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa dhaliilo u jeediyey Xisbiga kale ee mucaaradka ah ee UCID oo ay ku tilmaameen inuu u...
Garaad Kulmiye Garaad Wiil-waal oo lagu soo dhaweeyey Tog-Wajaale iyo Ujeeddada Socdaalkiisii u horreeyey ku yimi Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiil-waal, ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Wajaale ee xadka dalalka Itoobiya iyo Somaliland, waxaanu u...
Xukuumadda Somaliland oo Joojisay in dalka laga furo Jaamacado cusub iyo Baadhitanno ku socda Jaamacadaha qaarkood
Xukuumadda Somaliland oo gebi ahaanba Joojisay in dalka laga furo Jaamacado cusub iyo Baadhitanno ku socda Jaamacadaha qaarkood https://www.youtube.com/watch?v=cENTZ3vOTAY
Wararkii u dambeeyey Weerarro iyo Qaraxyo Kooxda Al-Shabab ka fulisay magaalada Nairobi
Nairobi (SLpost)- Weerarro ku bilowday Qaraxyo xoggan, ayaa maanta ka dhacay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana weerarradan lagu qaaday dhismeyaal isugu jira...
Wasaaradda Beeraha Somaliland oo soo bandhigtay Natiijada ka soo baxday Tijaabada Khudaar Qaab Casri ah loo Beeray + Daawo SAWIRRO
Hargeysa (SLpost) – Hawl-wadeennada Waaxda Wax soo-saarka iyo Sugidda Cuntada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Markii Saddexaad waxay Green House ku dhex...
MAXAAD KALA SOCOTAAA ISBEDDELLEDA SIYAAASADDA CAALAMKA IS-XULAFAYSIGA CUSUB? – W/Q: C/karim Muxumed CAdde (Qaamuus)
Tan iyo markii uu burburay Midowgii Soofiyeet, dunidu waxay noqotay One world super power. Mana jiraan xilligan wax iska caabin kara maraykanka oo aha Super Power. Waxyaabaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

