Dhacdo Cajiib ah: Haweenay aan awoodin inay Maqasho Codka Ragga Balse Maqli karta Codka Dumarka
Mucjisooyinka Dunida ka jira ma aha kuwa aynu soo koobi karno waxaynu mar kasta la kulanaa arrin lama filaan ah. Magaalada Xiamen ee Koonfur bari...
Khasaare ka dhashay Dagaal xooggan oo dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Al-Shabaab
Hargeysa (SLpost)- Dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ayaa gobolka Baay ku dhexmaray Ciidamada Itoobiya iyo Xoogag ka tirsan Kooxda Al-Shabaab. Dagaalka ayaa ka...
Suldaan Axmed Maxamed Colhaye oo lagu Caleemo-saaray Deegaanka Arabsiyo
Hargeysa (SLpost)- Deegaanka Laas-xadhaadhe oo ka tirsan Degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley, munaasibad kulmisay Madaxdhaqameedyo ka kala yimi Dhulka Soomaalida, Siyaasiyiin, Ganacsato, Culimo-awdiin iyo...
Waa Immisa tirasa Muwaadiniinta Jabuuti ee ku geeriyooday Somaliland, maxayse Safaaraddoodu u qabataa?
Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Qunsuliyada dalka Jabuuti ee Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday inay balaadhin doonaan adeegyada ay u qabtaan muwaadiniinta Jabuuti iyo kuwa Somaliland. Amb...
Maxaa iska beddelay Xidhiidh Somaliland iyo Jabuuti, maxayse qabataa Safaaradda Dalkaasi ku leeyahay Hargeysa?
Hargeysa (SLpost)- Wakiilka Dowladda Jabuuti u fadhiya Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Xuseen Cumar Kawaaliye, ayaa faahfaahin ka bixiyey noocyada adeegyada ay u qabtaan Jaaliyadda...
Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka Oo baadhitaanno ka bilaabay Dowladda Hoose ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka ayaa baadhitaanno hor leh ka bilaabay Xarunta Dowladda Hoose ee magaalada Hargeysa. FAAHFAAHINTA WARKAN, KAGA BOGO MUUQAALKA HOOSE https://www.youtube.com/watch?v=yDUbY32bdWc
Somaliland deports Fethullah-linked organisation
Maarif Foundation, which was established by Turkey after the failed coup, was handed the management of FETÖ-linked schools in Somaliland The government of the Republic of...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

