HomeMAXAAD KALA SOCOTAAA ISBEDDELLEDA SIYAAASADDA CAALAMKA IS-XULAFAYSIGA CUSUB? - W/Q: C/karim Muxumed CAdde...

MAXAAD KALA SOCOTAAA ISBEDDELLEDA SIYAAASADDA CAALAMKA IS-XULAFAYSIGA CUSUB? – W/Q: C/karim Muxumed CAdde (Qaamuus)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Tan iyo markii uu burburay Midowgii Soofiyeet, dunidu waxay noqotay One world super power. Mana jiraan xilligan wax iska caabin kara maraykanka oo aha Super Power.
Waxyaabaha aan marnaba loo loodin karina waxaa ka mid ah dhaqaalihiisa oo inuu kordho mooyee marna aan hoos u dhac ku iman. Waxuu dhamaan caalamka ka samaystay saldhigyo milatari si toos ahna wuu u faragaliyay siyaasada wadamo badan oo caalamka.
cabdikariim muxumed cadde qaamuusHadaba waxaa isna waayadan danbe soo xoogaystay oo ay korodhay awoodiisa dhaqaale iyo ta aqooneed iyo ta ciidanba dawlada shiinaha .waana ta keentay tartanka wajiyada badan ee ka dhexeeya labada dal.
Shiinuhu hawlihiisii ganacsi ayuu dardar galiyey waxaanu maalgalin balaadhan ku samaynayaa  qaarada afrika sidoo kale saldhigyadiisa ayaa sii kordhaya.
Geesta kale quwadaha kale ee caalamka ayaa qaadanaya doorkooda oo dawlada ruushka ayaa iyana imika bilowday inay saldhigyo milatari ka furato caalamka.
Waxaana si dad ban u bilaabmaya is xulafayse looga baqi karo inuu sababo dagaal sadexaad oo dunida ka dhaca.
Hadaba waxaa iyana hada soo ifbaxay qorshayaasha siyaasadeed ee dawlada guunka ah ee united kingdom
Taasi oo garwaaqsatay inay soo celiso saamayntii balaadhnayd ee ay ku lahayd siyaasada caalamka.
Ingiriiska ayaa dhawaan markuu ka baxo midowga yurub si toos ah doorkiisa uga ciyaaraya siyaasada wadamada caalamka waana ta keeentay inuu saldhigyo milatari haatan bilaabo inuu ka furto wadamada aasiya iyo afrika.
Hadaba waxay iswaydiintu tahay ingiriisku  ma waxuu badhi taari doonaa siyaasada iyo danaha dawlada maraykan mise damac u gaar ah  ayaa jira
Arimahan ayaa waxaa iba salaaxaya werwerka caalamku ka qabo khayraadka dabiiciga ah ee sii yaraanaya waana lagu loolamayaa taasi oo laga yaabo inay keento khilaaf caalami ah oo sababa dagaal.
Si kastaba ha ahaatee saansanta qaarada madow ee afrika waxay u eegtahay uun duulaankii hore uu gumaystuhu ugu soo qaaday oo qaab cusub oo casriyaysan ah waxaana kaliya ku soo kordhay uun wadamadii reer  yurub shiinaha . Iyo carabta oo iyadu ku leh door adeegayaal.
Qalinkii Cabdikariim M Cadde (Qaamuus)
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories