Yearly Archives: 2019

spot_imgspot_img

“Maalinba cidbaa ka tagta UCID, maantana anigaa ka tagay” – Guddoomiye ku-xigeenkii UCID oo is-casilay iyo Go’aan Xisbigu soo saaray

"Maalinba cidbaa ka tagta UCID, maantana anigaa ka tagay" - Guddoomiye ku-xigeenkii UCID oo is-casilay iyo Go'aan Xisbigu soo saaray Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenkii 1aad...

Wasiirka Wafaafinta Somaliland oo Go’aan ka soo saaray Shaqaalaha Wasaaradda ee ka hawl-gala Goobaha kale

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka ee Somaliland, Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo, ayaa go'aan ka soo saaray Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ee ka hawl-gala xarumaha...

Taliska Guud ee Booliska oo ka hadlay Sababta Xadhigga Abwaan ABEES iyo Arrimo kale

Hargeysa (SLpost)- Taliska Guud ee Booliska Somlaland, ayaa ka hadlay sababta ka dambaysay xadhig lagula kacay Hal-abuur da'yar oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Abees oo...

Xisbiga Waddani oo ka dhawaajiyey inay diyaar u yihiin Wada-hadal lagu xalliyo khilaafka Sharci ee Arrimaha Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah Waddani ayaa ka dhawaajiyey inay diyaar u yihiin Wada-hadal lagu xalliyo khilaafka Sharci ee Arrimaha Doorashooyinka, isla markaana ay...

Xukuumadda Somaliland Oo Xaqiijisay Inay Soomaaliya Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Socdaalkii Uu Wasiirka Difaaca UK Ku Yimi Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa xaqiijisay jiritaanka war uu dhawaan Geeska Afrika baahiyay oo ah inay dawladda Soomaaliya Ingiriiska u gudbisay dacwad ka dhan...

Dalka Imaaraadka Carabta oo Qalab Caafimaad Casri iyo Daawooyin tiro badan ugu deeqay Cusbitaalka Guud ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Xasan Ismaaciil Yuusuf, ayaa qalab Caafimaad oo casri ah iyo Daawooyin kala duwan oo deeq ah kala...

Shirkadda Daabacadda Sagaljet oo Abaalmarinno ku maamuustay Shaqaaleeda Kartida muujiyey sannadkii dhammaaday

"Qofka kaa Shaqaale wanaagsan iyo qofka kaa Istaraatajiyad fiican waligaa ma gaadhid, SAGALJET-na sidaasoo kale ayay tahay"  Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Daabacaadda ee SAGALJET, ayaa maanta...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img