HomeShirkadda Caymiska ee TAKAFUL oo Adeegyo Casri ah Ku soo Bandhigtay Bandhigga...

Shirkadda Caymiska ee TAKAFUL oo Adeegyo Casri ah Ku soo Bandhigtay Bandhigga Carwada Caafimaadka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Caymiska ee Takaful Insurance, ayaa maanta si weyn uga qayb-qaadatay Bandhigga Carwada Shirweynaha Heer Qaran ee Caafimaadka Somaliland oo markii u horeysay lagu qabtay dalka, taas oo madaxweyne Muuse Biixi ku daah-furay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa.

blankShirkadda Takaful Insurance of Africa oo shirkadda Ugu weyn dalka ee Bixisa adeegyada Caymiska ee dhinacyada Caafimaadka, Gaadiidka, Ganacsiga, Socdaalka Badda, kuwaas oo ku shaqeeya nidaamka Caymiska Islaamka ah, waxa ay bandhigga Carwada kaga Qayb-qaadatay adeegyo Caafimaad oo aan dalka hore uga jirin iyo Dhakhtar Caafimaad oo u gaar ah adeegga Caymiska caafimaadka ee ay bixiyaan.

Madaxa Suuq-geynta ee Shirkadda Takaful Insurance Xamse Maxamed Cabdilaahi oo saxaafadda ugu warramay madasha Bandhigga Carwada, ayaa faahfaahin ka bixiyey noocyada adeegyada Caafimaad ee ay kaga qayb-qaateen Carwada, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay yihiin qaar ku cusub dalka.

Xamse waxa uu sheegay in marka laga yimaaddo Adeegyada Caymiska kala duwan ee Shirkadda Takaful bixiso ay kaga qayb-qaadanayaan adeegga Caymiska Caafimaadka oo la xidhiidha bandhigga Carwada, kuwaas oo isugu jira Caymiska Ilkaha, Caymiska Indhaha, Caymiska Hooyada xilliga umusha iyo qaar kale oo kala duwa.

Haddaba, Muuqaalka Hoose kaga Bogo Xog-warranka uu Xamse Maxamed ku faahfaahiyey Adeegga Caymiska Caafimaadka ee ay bixiso Shirkadda Takaful Insurance.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories