Monthly Archives: November, 2019

spot_imgspot_img

Golaha Wakiillada: Kal-fadhi Wasiirro lagu ansixinayey oo Kooram la’aan u baaqday iyo Xildhibaanno la Ganaaxay

  Hargeysa (SLpost)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland oo loo ballansanaa in lagu ansixiyo xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi,...

Guddoomiye Cirro oo Xilal u magacaabay Siyaasiyiin Caan ah

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta xilal u Magacaabay Siyaasiyiin Caan ah oo xilal ka...

Madaxweyne Biixi oo sheegay inay Sharci yihiin Xubnaha Guddiga Cusub ee Doorashooyinka

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta jawaab ka bixiyey muranka ka taagan xubnaha cusub ee Komishanka ee ay dhawaan ansixiyeen...

Madaxweynaha Somaliland oo Daah-furay Shirweynihii u horeeyey noociisa oo lagu gorfaynayo Arrimaha Caafimaadka

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay Carwo dhinaca caafimaadka ah oo lagu soo bandhigi doono adeegyada ay bixiyaan Mihnadleyaasha...

Challenges and Opportunities of Somaliland Seed sector

  Challenges: Absence of a National Seed Policy The seed sector in Somaliland is unregulated and uncontrolled. The absence of the national seed policy to guide the...

Xukuumadda Somaliland oo Ku Guulaysatay Inay Soo Af-jarto Xiisadda Koox Jabhad Kaga Dhawaaqday Gobolka Awdal

  Hargeysa (SLpost)- Ergo-nabadeed isugu jira Aqoonyahano, Oday dhaqameed iyo Masuuliyiin Xukuumada Somaliland ka tirsan, ayaa maanta ku guulaystay inay soo afjaraan koox dhawaan deegaan...

Hambalyo Meher Wacan: Cabdillaahi Axmed Budul Iyo Faysa Nuur Muxumed

Qoyska Ilma Axmed Cumar Mixile oo kala ah Luul Axmed Cumar, Hooyo Habo Caasha Axmed, Hooyo Jinow Axmed Cumar, Maxamuud Axmed Cumar, Yuusuf Axmed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img