Monthly Archives: November, 2019

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo tabobar u furay Ciidan loo Carbinayo Heer Sarkaal oo Gabdho ku jiraan (SAWIRRO)

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa  maanta deegaanka Darar-weyne  ee duleedka magaalada Hargeysa ka daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu tabobarayo...

Somaliland oo si Adag u beenisay Joogitaanka Al-Shabaab ee Bariga Gobolka Sanaag

  Hargeysa (SLpost)- Saacadihii lasoo dhaafay waxa soo baxayay in koox ka mida dagaalyahanka Alshabaab ay soo galeen degaanka Bariga Sanaag ee lagu magcaabo Gacan...

Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadaha ku Guulaystay Lix Mashruuc oo loo Tartamay

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey Magacyada Shirkadaha ku guulaystay Lix Mashruuc oo ay 15 Shirkadood ku tartameeyeen, kuwaas oo loo fulinayo...

Odoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka oo La Horgeeyey Golaha Wakiillada

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hormarinta Maaliyadda ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta Golaha Wakiillada horkeenay Odoroska Miisaaniyad-sanadeedka 2020-ka oo noqonaysa miisaaniyaddii 29aad...

Taageerayaasha Xisbiga Waddani oo Isu-soo-baxyo ka Dhigay Gobollada Qaarkood

  Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta heer gobol iyo Taageerayaasha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta isu-soo-baxyo ay isugu soo biyo-shubteen Xarumaha Xisbiga isugu soo baxay...

Faahfaahinta Dedaallo ay Gudo-jiraan Guddi Is-xil-qaantay oo Waan-waan ka dhex-bilowday Xukuumadda iyo Xisbiga WADDANI

  Hargeysa (SLpost)- Guddi is-xil gaantay oo isugu jira Siyaasiyiin, Ganacsato, Aqoonyahan iyo Abwaanno, ayaa bilaabay waan-waan ay ku dhex-dhexaadinayaan Xukuumadda iyo Xisbiga Mucaaradka ah...

Taliyaha Booliska oo Guddoomiye Cirro ku eedeeyey Rasaas lagu riday Ciidanka iyo Dhaawac loo geystay Askari Boolis ah

  Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale), ayaa Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ku eedeeyey masuuliyadda khasaare ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img