HomeShir lagu Qiimeynayo Qorshaha Hiigsiga Qaran ee Xakamaynta Cudurka AIDS-ka oo Hargeysa...

Shir lagu Qiimeynayo Qorshaha Hiigsiga Qaran ee Xakamaynta Cudurka AIDS-ka oo Hargeysa ka furmay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta magaalada Hargeysa ka furmay Kulan Ujeeddadiisu tahay dib-u-eegis iyo qiimeyn lagu Samaynayo Qorshaha Hiigsiga heer Qaran ee Xakamaynta Cudurka AIDs-ka.

blankKulanka oo maanta ka furmay Hotel Maansoor ee Hargeysa, soconna doona inta u dhaxaysa 17-ka ilaa 21-ka bishan November, waxa soo qaban-qaabiyey Komishanka Heer Qaran ee Xakamaynta Cudurka AIDS ee SOLNAC, waxaana furitaankiisa ka qayb-galay Masuuliyiinta ugu sarreysa Komishanka, masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee dhinaca Caafimaadka kala shaqeeya Wasaaradda iyo Komishanka.

Ugu horeyn, waxa kulanka ka hadlay Agaasimaha Fulinta Komishanka Xakameynta Cudurka AIDs-ka ee SOLNAC, Cabdishakuur Ismaaciil Muumin oo ka warbixiyey ujeeddada uu daaran yahay shirka maanta furmay iyo Arrimaha lagaga hadli doono muddada Shanta maalmood ah ee shirku socdo.

Warkan oo Faahfaahsan kaga Daawo Muuqaalka Hoose

https://www.youtube.com/watch?v=MZ93BWiwv5w

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories