Beesha Caalamka oo ka walaacsan Nidaamka Dimuqraadiyadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Beesha Caalamka ee taageerta Doorashooyinka Somaliland, ayaa walaac xooggan ka muujisay nidaamka dimuqraadiyadda ee dalka. War-saxaafadeed ka soo baxay Dalalka Beesha Caalamka ayaa...
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Shir-guddoonka Guurtida & Wakiilada Iyo Komishankii Hore Ee Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan xafiiskiisa kula qaatay guddidii hore ee komishanka doorashooyinka qaranka oo muddo-xileedkoodu dhammaanayo...
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland oo Amar Ka Soo saaray Go’aanka Xulashada Booska Agaasimaha Fulinta ee SONYO
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Somaliland, ayaa saluug ka muujisay qaabka hoggaanka dalladda dhalinyarada ee SONYO u maamushay buuxinta Booska Agaasimaha Fulinta...
Xoghayihii Guud iyo Afhayeenkii Xisbiga WADDANI oo Xorriyadooda dib u helay iyo Dareenkooda
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa gobanimonews u xaqiijiyey in goordhaweyd xabsiga magaalada Mandheera ay ka soo baxeen xoghayihii...
Golaha Guurtida oo Masuuliyadda Muddo-kordhinta dusha u saaray Xisbiyada Mucaaradka
Hargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Gudida Arimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Ee Golaha Guurtida Mudane C/qaadir Indho Indho Oo Kulan Warbaahineed Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa...
Guddiga Dhex-dhexaadinta Xukuumadda iyo Mucaaradka oo ka warbixiyey Natiijada Wax-qabadkoodii u horreeyey
Hargeysa (SLpost)- Ergadii Dhexdhexaadinta Ka wadday Xukuumada iyo Xisbiga Waddani Oo Kulan Warbaahineed Ku Qabtay Magaalada Hargaysa Ayaa Sheegay in Ay Aqbaleen Ergadoodii Dhinacyadii...
DAAWO Natiijada DARAASADO Soo bandhigay Faa’iidada Hurdadu leeyahay iyo sida looga hortago Xannuunada ka dhasha Hurdo-yarida
Hargeysa (SLpost)- Cilmi baadhis cusub oo dhawaan laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa si cad u muujisay in Hurdada marka si fiican qofku u...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

