Monthly Archives: November, 2019

spot_imgspot_img

Xukuumadda Biixi oo Eedaymo Kulul u jeediyey Xisbiyada Mucaaradka ah, Siyaasiyiinta Madasha & Madaxda Dhaqanka Oo Hoggaaminteeda dhaliilay

  Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa eedaymo kulul u jeedisay Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka ah, Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga iyo Madaxda Dhaqanka ee Somaliland. Wasiirka Warfaafinta,...

Sharci-jebin: Komishanka Cusub ee Doorashooyinka Lama Marin Dhaartii Saxda ahayd ee Xeerku Waajibiyey

  Warbixin kooban: Maxamed Cirro Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa si khaldan dhaar aan...

Ujeeddada iyo Shaqada ay Qabanayaan Guddi 22 Xubnood Ka kooban Xisbiyada Mucaaradku Samaysteen

  Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo Waddani, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa, waxay shaaciyeen inay samaysteen Guddi ka kooban...

Guddiga Cusub ee Doorashooyinka Somaliland oo la dhaariyey iyo Dar-daarankii Madaxweynaha

  Hargeysa (SLpost)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka Qaran...

Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga oo Sharci-darro ku tilmaamay Muddo-kordhinta Golaha Wakiillada loo sameeyey

  Hargeysa (SLpost)- Siyaasiyiinta ku midoobay Madasha Wada-tashiga ee Somaliland, ayaa ka soo horjeedsaday muddo kordhin Golaha Guurtidu markii Lixaad uu muddo laba sanno ugu...

“Qaybin badan baa ku jirta Bulshada reer Somaliland…Qabyaalad xun baa innaga dilaacday oo qof, Qoys iyo reerba ah” – Guddoomiye Saleebaan

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in Bulshada Somaliland kala qaybsan tahay, sidaasi darteed loo baahan yahay in...

Golaha Guurtida oo Muddo-Kordhin Laba Sanno Ah u sameeyey Golaha Wakiillada Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada golaha Guurtida Somaliland, ayaa maabta markii lixaad Muddo-kordhin labo sanno ah u sameeyey Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland. Fadhi aan caadi ahayn oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img