HomeGuddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo fulinayo hay'adaha Dowladda

Guddiga Qandaraasyada oo Shaaciyey Shirkadaha ku guulaystay Mashaariic loo fulinayo hay’adaha Dowladda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka, ayaa maanta shaaciyey shirkadaha ku guulaystay laba mashruuc oo loo fulinayo Wasaaradaha Ganacsida & Dalxiiska iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha.

Mashaariicdan ayaa kala ah Qalab shaybaadh oo loo soo iibinayo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Muuqaallo Documentari ah oo laga samaynayo Goobaha Dalxiiska ah ee Somaliland, waxaana tartanka mashaariicda ka qayb-galay Siddeed shirkadood oo Shan ka mid ahi u tartameen mashruuca duubiska muuqaallada goobaha Dalxiiska halka saddexda kalena u tartameen qalabka loo soo iibinayo wasaaradda Xannaanada Xoolaha.

blankTartanka Mashruuca lagu fulinayo duubista Goobaha Dalxiiska, ayaa guddiga Qandaraasyadu ku daah-furtay in lagu iibiyo 197,200,000.000 SLSH, waxaana Shirkadda Mashruuca ku guulaysatay halkaas ka sheegay gudoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen.

Munaasibadda lagu shaaciyey natiijada tartanka loo galay labada mashruuc oo ku qabsoontay xarunta Guddiga Qandaraasyada Qaranka, waxa ka qayb-galay Xubnaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka, Masuuliyiin ka socotay hay’adaha Dowladda ee Mashaariicda loo fulinayo iyo Xubno metelayey Shirkadaha ka qayb-galay tartanka labada mashruuc.

Waxa halkaas ka hadlay Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Guddiga Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle) oo faahfaahiyey labada mashruuc iyo qaabkii loogu tartamay.

Faahfaahinta Warkan kaga bogo Muuqaalka Hoose

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories