HomeGuddoomiyaha Xisbiga UCID oo Sharxay Natiijada Kulamo uu Beesha Caalamka iyo Siyaasiyiin...

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Sharxay Natiijada Kulamo uu Beesha Caalamka iyo Siyaasiyiin Soomaali ah la Yeeshay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada Kulamo uu magaalada Nairobi kula yeeshay wakiillada Beesha caalamka iyo madax ka socda dalka Soomaaliya.

blankGuddoomiye Faysal Cali Waraabe oo Saxaafadda la hadlay maanta kaddib markii uu ka soo degay gegida diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay inuu kulamo la qaatay wakiillo ka socda beesha Caalamka isla markaana ka wada-hadleen arrimo quseeya doorashooyinka Somaliland.

Waxa kale oo uu sheegay inuu magaalada Nairobi kula kulmo siyaasiyiin u dhashay Soomaaliya oo ay ku ballansanaayeen halkaas, kuwaas oo uu sida uu sheegay ay ka wada-hadleen arrimo ku saabsan siyaasadda Soomaaliya.

“Laba arrimood ayaan u tegay oo kala ah in aan beesha caalamka oo inaga soo niyad jabaysay ku idhaahdo faraha hana qaadina wali rejaanu leenahaye iyo Dad kale oo reer Soomaaliya ah oo aanu iyagana meesha ku balansanayn, nasiib wanaag waxa kale oo aan iyagana ku kulnay qolada ONLF iyo qolo Salaadiin ah oo Puntand ka soo jeeda iyo Axmed Madoobe, kulamadaasi waxaanu kaga wada hadalnay sidii Somaliland iyo Soomaaliyaba loo badbaadin lahaa,” Sidaas ayuu yidhi Eng Faysal Cali Waraabe.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories