Monthly Archives: September, 2019

spot_imgspot_img

Somaliland oo ka Qayb-gashay Shirweynaha Ururka Baarlamaannada Dalalka Barwaaqo-sooranka

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Somaliland, ayaa todobaadkan ka qayb-gashay Shir ay isugu yimaaddeen Baarlamaannada Dalalka Barwaaqo-Sooranka ee Adduunka, kaas oo ku qabsoomay magaalada Kampala ee...

Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo Shaaciyey Shirkad ku guulaysatay Qalab loo soo iibinayo Dhismaha Waddada Ceerigaabo

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey Shirkad ku guulaysatay Qalab Cusub oo ka Qayb-qaadan doona Dhismaha Waddada Laamiga ah ee...

Daahir Rayaale oo ka hadlay Xaaladda Nabadgelyo ee Dalka iyo Arrimo kale

Boorama (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa ka warramay marxaladda nabadgelyada dalku soo martay iyo halka hadda la taagan yahay, waxaanu...

Dowladda Ingiriiska oo Digniin u dirtay Muwaadiniintooda ku sugan Soomaaliya

London (SLpost)- Dawladda boqortooyada Ingiriiska ayaa cusboonaysiisay Digniinta ay siinayso Muwaadiniinteedu in aanay u safrin Dalka Soomaaliya oo ay Somaliland-na ku jirto. War Qoraal ah...

Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Haad Dad Cun Ah

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay ka hadashay Gorgor la sheegay inuu Carruur ku cunay, qaarkoodna ku cunay deegaano ka mid ah...

“Dacwadda Xisbiga Waddani aannu ka gudbinnay hadday Maxkamaddu Go’aan ka soo saari weydo…” – Prof Geedoole

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Waxbarashada iyo Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, ayaa sheegay inay Maxkamadda sare u gudbiyeen Dacwad ka dhan ah...

Somaliland: NEC Puts On Another Pantomime

The thoroughly discredited current Somaliland National Elections Commission (NEC) have put on another pantomime. The voter registration and voting equipment have been tested once again,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img